Golaha amaanka ee QM oo go’aano ka soo saaray xaalada Somalia

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa khudbadda uu ka dhagaystay ergayga UNka James Swan iyo ergayga Midowga Africa Francisco Madeira horumarka laga sameeyey ansixinta sharciga doorashooyinka iyo hawlgalladii ciidanka ee Shabeellada Hoose iyo qabsashada degaanka Jannaale ee gobolka Sh/hoose. Xubnaha Golaha Ammaanka oo markaasi kadib midmid u hadlay ayaa soo dhoweeyey horumarradaas. Ergayga Qaramada Midoobay … Continue reading Golaha amaanka ee QM oo go’aano ka soo saaray xaalada Somalia